(Sawirro) Saddex ka mid ah dalalka carabta oo lagu arkay Cudurka Coronavirus

Cudurka CoronaVirus ayaa kusii faafaya waddamo caalamka ah, waxaana wararkii ugu dambeeyey ay sheegayaan in kiisas cudurkaasi ah lagu arkay waddamada Kuwait, Ciraaq iyo Baxrayn. Dalka Iran ayaa sidoo kale dhimashada cudurkan ay korodhay, halka dalka Talyaaniga uu cudurka ku dhacay dad ka badan 200 oo qof. Dowladda Talyaaniga ayaa waxa ay soo saartay tallaabooyin … Continue reading (Sawirro) Saddex ka mid ah dalalka carabta oo lagu arkay Cudurka Coronavirus